RSS

22 Nov

                                   Habac Isimmada Puntland iyo Hadal-hayska Maanta
Dadka reer Puntland baa isweydiinaya habac iyo tayo-xumada ka soo hartay isimmadii Puntland oo loo yiqiin maaraynta arrin kasta oo deggaankaas la soo derista. Isimmadu waxay ahaayeen kuwii Puntland ka badbaadiyey inay ku dayato dhaqan-habawga iyo jaah-wareerka koofurta kale ka dhacay kaddib markii ay dawladdii dhexe ee Soomaaliyeed ay meesha ka baxday oo dagaalka sokeeye bilawdey. Isimmadaas waxay dhidibbada u taageen maamul hanaqaaday oo sababay inay Puntland ka badbaaddo basar-xumo badan, Soomaali oo dhanna u noqoto mambac baanta qarannimo loogu istaago.

Advertisements
 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

 
%d bloggers like this: