RSS

Tag Archives: entertainment

Video

Jidkii Jaxiimaad ee Badbaada

Tani waa sheeko dhiillo xambaaran oo ay mudatay afo dhallinyaro ah oo rugteedii iyo riyadeediiba ay baabbi’iyeen qaska iyo qalaanka Soomaaliya ka dhacay qarnigii labaatamaad dhammaadkiisii. Waxay miciin biddey inay duurka xusho oo ay harjad habar-dugaag hawdka kula la dhuumashaalowdo ilaa ay markii dambe gaadho xeryahaha qaxootiga ee Yemen dabadeedna uga sii gudubto dalka Maraykan.

Advertisements
 
 

Tags: , ,

Video

Hellish Journey to Survival

This is a moving story of a young lady whose home and hopes were shattered by the anarchy in Somalia. She wandered in the woods, played hide and seek with the wilderness and final made her way to a refugee camp in Yemen and then to the United States of America.

 

Tags: , ,